Ogadensun online: The homepage for Ogaden Somali people on the Internet

News in Audio




Halkan ka dhagayso Waraysi ay idaacada Horn Afriik 10/09/06 la yeelatay Gudoomiyaha Garabka Badbaadinta ONLF Cabdiwali Xuseen Gaas oo Caalamka ka codsaday in Afti Aayo katalineed laga qaado Soomaalida Ogaadeenya si loohelo nabad dhexmarta wadamada Geeska Afrika

Halkan ka dhagayso waraysi meelo badan taabanaya oo ay 01/06/2006 Idaacada HornAfriik la yeelatay Gudoomiyaha Garabka Badbaadinta ONLF Cabdiwali Xuseen Gaas

Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 19/03/06, Warar, Dhaanto iyo Heeso cusub oo Abwaan Jaangoo iyo Gabaygii Ha Israacdo ee C/hi Badal Cabdi Qamaan

Halkan ka dhagayso Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 12/03/2006 Dhaanto (Abwaan Heelaale), Hees wadani ah (Abwaan Cabdisayid Macalin iyo Cadi Baadhil Ibraahin), Gabaygii ha israacdo ee C/hi Badal Cadiqamaan iyo Heestii Calaf Miyaanan kulahay Ciidaydan Hodanka ah ee Abwaan Nuuriye Maxamed (Nuuriye Indhoole)

Barnaamijka Radio Gobanimo wuxuu ka kooban yahay Warar muhiin ah, Dhaanto, Gabaygii (Allaha u naxariistee Mujaahid IImaan Cubeed) iyo Heeso wadani ah ee ha moogaanina.

Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 19/02/2006, wuxuu ka kooban yahay warar, Dhaantoyinkii Heellaale, Hees wadani ah (Khadra Duwane Isaaq) , Gabaygii alaha u naxariistee Mujaahid Iimaan Cubeed. Heestii Sangub oo ay qaadayaan, Jaangoo, Nakruuma, C/rashid iyo Fartuun ee ha mooganina.

Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 12/02/06 waxaana kujira warar Muhiim ah, iyo Faaloooyin ku saabsan Halganka

Halkan ka dhagayso waraysigii BBCdu ay la yeelatay Gu/Ku/ONLF_RW C/wali Xuseen Gaas kaa soo aad looga been abuuray hada kahor, loona rogay inuu xaal siiyey reer Waqooyiga, Iyaduu uuna Cabdiwali kaba hadli reer Waqooyi ee uu ka hadlay oo kaliya Shacabka Soomaalida Ogaadeenya iyo ciidanka Xoraynta Ogaadeenya.

Halkan ka dhagayso waraysigii rasulwasaare ku geeg Cali M. Geedi iyo warar Googoos ah oo Somalitalk ka diyaarisan arintaas


Halkan ka dhagayso Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 22/01/2006

Halkan ka dhagayso barnaamijkii Radio Gobanimo ee 15/01/2006

Halkan ka dhagayso Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 08/01/2006

Halkan ka dhagayso Banaamijkii Radio Gobanimo ee 01/01/2006

Halkan ka dhagayso Gabaygii Geedigii Raran ee Abwaan Axmed SH. Heellaale

Kol haduu haduu dadkaygaa hurdee hoori kacay tooso, horta Aniga holac aan qabiyo hibashaday daynee iyo Cabdullaahi M. dhoodaan

<< Previous 1 2 Next >>

 


 

 

 


About ONLF-RW


Waa maxay Ujeedooyinka iyo Hadafka JWXO_Garabka Badbaadinta
--------------------------------------------------------------------- Halkan ka dhagayso waraysigii BBCdu ay la yeelatay Gu/Ku/ONLF_RW C/wali Xuseen Gaas kaa soo aad looga been abuuray hada kahor, loona rogay inuu xaal siiyey reer Waqooyiga, Iyaduu uuna Cabdiwali kaba hadli reer Waqooyi ee uu ka hadlay oo kaliya Shacabka Soomaalida Ogaadeenya iyo ciidanka Xoraynta Ogaadeenya.
--------------------------------------------------------------------- Shir ay yeesheen masuuliyiinta iyo xubnaha Garabka Badbaadinta ONLF
--------------------------------------------------------------------- Gudoomiyihii Garabka Badbaadinta JWXO oo xilkii ka dagay
--------------------------------------------------------------------- ONLF-RW Press Release on Burning the Fooljeex Village
--------------------------------------------------------------------- Codsi Gargaar dadweynaha Fooljeex ee Degmada Q/dahare(riix)
--------------------------------------------------------------------- ONLF-RW Press Release on peace talks
---------------------------------------------------------------------

   Ogaysiisyada

Ramadaanka Faaiidadiisa iyo Fadligiisa by Siciid Xaaji
-------------------------- Tacsi iyo Taariikhdii Marxuum Ugaas C/llaahi Ugaas Yaasiin
-------------------------- Bayaan ka soo baxay Beesha Harti-Daarood ee Waamo ee UK .
-------------------------- Soyaalka taariikheed ee magaalada Kismaanyo iyo soo dhaweyntii Midowga maxaakiimta Islaamiga ah by Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi
-------------------------- Tacsi iyo Taariikhnololeedkii halgame Marxuum Cali Yaasiin Cabdi Cumar
-------------------------- Banaanbax lagaga soo horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo ka dhacay Xafiiska Raiisul wasaaraha dalka Ingiriiska
-------------------------- Taariikh Nolaleedkii Allaha u naxariistee Marxuum Axmed Sareec Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi
-------------------------- Tacsi! Allaha u naxariistee marxuum Sareec Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi
-------------------------- Hambalyo mudane Jamaal Cabdi Faarax iyo marwo Farxiya Cabdi
--------------------------
Halkan ka daawo sawiradii Banaanbaxa ka dhacay London ee lagu diidanaa Faragalinta Itoobiya ay Soomaaliya ku hayso

-------------------------- Halkan ka daawo sawiradii Banaanbaxa ka dhacay London
-------------------------- Hanbalyo! Cabdullaahi Cali Muxumed iyo Marwo Xabiibo Ismaaciil Maxamed
-------------------------- Warkii, Bayaankii iyo Sawiradii Shirka Fashilinta Tabaha Cusub ee Gumaysiga Itoobiya
-------------------------- Ajandaha Shirka Fahilinta Tabaha Cusub ee Gumaysiga Itoobiya/span>
-------------------------- Hambalyo Mudane Xasan Muxumed Weerar iyo Marwo Fadli Cismaan Faraax Mahad
-------------------------- Hambalyo Mudane Cabdirabi ugaas muxumed Ugaas Xaashi iyo Marwo Shukri Yuusuf Gaani
-------------------------- Hanbalyo! Lade Cabdiqani Axmed iyo Marwo kifaax Cabdi Aardoon
-------------------------- maxay kala yihiin Cabdiwali Xuseen Gaas iyo Cabdullaahi Axmed Gaas
-------------------------- Hanbalyo Sadiiq Faarax Haybe iyo Marwo Canab Colaad Ciise
-------------------------- Websitka Google (googlism) muxuu ku micneeyaa magaca Ogaden
--------------------------

<< Previous 1 2 Next >>