Ogadensun online: The homepage for Ogaden Somali people on the Internet

News in Audio

Hoos ka dhagayso waraysigii VOA ee 26/12/2008 ee Gud. GS-JWXO mujaahid Dr. Maxamed Siraad Doolaal ee uu kucadeeyey cida dilaysay & intii shirqooleysay iyagoo dibadaha joogaHalkan ka dhagayso waraysigii

Halkan ka dhagayso waraysi ay 02/12/2006 Horn Afriik layeelatay Gudoomiyaha Garabka Badbaadada Cabdiwali Xuseen Gaas, oo ku saabsan Baarlamaanka Gumaysiga Itoobiya oo u codeeyeyinay weeraraan Jamuuriyada Soomaali

Halkan ka dhagayso waraysi ay Idaacada HornAfriik layeelatay 16/11/2006 Gudoomiyaha Garabka Badbaada ONLF Cabdiwali Xuseen Gaas oo ku saabsan Shidaalka Ogaadeenya iyo Wayaanaha raba inay soosaaraan.

Halkan kadhagayso waraysi ay August 2004tii BBCdu layeelatay Gudoomiyaha Gudiga Badbaadinta ONLF Cabdisayid Macalin Yuusuf oo markii koobaad caalamka Gaadhsiiyey in Maamulkii hore ee ONLF kutuntay Sharcigii Jabhada .




Halkan ka dhagayso Waraysi ay idaacada Horn Afriik 10/09/06 la yeelatay Gudoomiyaha Garabka Badbaadinta ONLF Cabdiwali Xuseen Gaas oo Caalamka ka codsaday in Afti Aayo katalineed laga qaado Soomaalida Ogaadeenya si loohelo nabad dhexmarta wadamada Geeska Afrika

Halkan ka dhagayso waraysi meelo badan taabanaya oo ay 01/06/2006 Idaacada HornAfriik la yeelatay Gudoomiyaha Garabka Badbaadinta ONLF Cabdiwali Xuseen Gaas

Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 19/03/06, Warar, Dhaanto iyo Heeso cusub oo Abwaan Jaangoo iyo Gabaygii Ha Israacdo ee C/hi Badal Cabdi Qamaan

Halkan ka dhagayso Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 12/03/2006 Dhaanto (Abwaan Heelaale), Hees wadani ah (Abwaan Cabdisayid Macalin iyo Cadi Baadhil Ibraahin), Gabaygii ha israacdo ee C/hi Badal Cadiqamaan iyo Heestii Calaf Miyaanan kulahay Ciidaydan Hodanka ah ee Abwaan Nuuriye Maxamed (Nuuriye Indhoole)

Barnaamijka Radio Gobanimo wuxuu ka kooban yahay Warar muhiin ah, Dhaanto, Gabaygii (Allaha u naxariistee Mujaahid IImaan Cubeed) iyo Heeso wadani ah ee ha moogaanina.

Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 19/02/2006, wuxuu ka kooban yahay warar, Dhaantoyinkii Heellaale, Hees wadani ah (Khadra Duwane Isaaq) , Gabaygii alaha u naxariistee Mujaahid Iimaan Cubeed. Heestii Sangub oo ay qaadayaan, Jaangoo, Nakruuma, C/rashid iyo Fartuun ee ha mooganina.

Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 12/02/06 waxaana kujira warar Muhiim ah, iyo Faaloooyin ku saabsan Halganka

Halkan ka dhagayso waraysigii BBCdu ay la yeelatay Gu/Ku/ONLF_RW C/wali Xuseen Gaas kaa soo aad looga been abuuray hada kahor, loona rogay inuu xaal siiyey reer Waqooyiga, Iyaduu uuna Cabdiwali kaba hadli reer Waqooyi ee uu ka hadlay oo kaliya Shacabka Soomaalida Ogaadeenya iyo ciidanka Xoraynta Ogaadeenya.

Halkan ka dhagayso waraysigii rasulwasaare ku geeg Cali M. Geedi iyo warar Googoos ah oo Somalitalk ka diyaarisan arintaas


Halkan ka dhagayso Barnaamijkii Radio Gobanimo ee 22/01/2006

Halkan ka dhagayso barnaamijkii Radio Gobanimo ee 15/01/2006

<< Previous 1 2 Next >>

 


 

 

 


STATEMENTS & COMMENTS


Latest News

Ogaysiis, Dibuhabayn lagusameynayo webka 25 Oct 2009
Waxaa dhamaan akhristayaasha Ogadensun lagu wargalinayaa in dibuhabayn lagu samaynayo webkan Ogadensun, si uu oola jaanqaadho webabka kale ee casriga ah.
Bosaso: Gobolka ismamulka Bariga Soomaaliya oo cambaareysay fal ay ciidamada Sirdoonka Itoobiya ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo. 09 Oct 2009
Bosaso: Gobolka ismamulka Bariga Soomaaliya oo cambaareysay fal ay ciidamada Sirdoonka Itoobiya ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo


Bosaso Golaha Xukuumada ee Gobolka ismamulka Bariga Soomaaliya ee lamagacbaxay Puntland ayaa shir deg deg ah oo ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, waxa ay ka soo saareen qoraal lugu cambaarayno falkii ay ciidamada Cadowga Itoobiya, ay ku galeen magaalada Gaalkacyo, isla markaasna ay fal aan wanaagsaneyn kaga fuliyeen gudaha deegaanada Puntland.

Oxfam oo shegtay 3.6 Milyan oo Soomali ah ayaa u baahan gar gaar deg deg ah. 06 Oct 2009
Oxfam oo shegtay 3.6 Milyan oo Soomali ah ayaa u baahan gar gaar deg deg ah.

Soomaliya ayaa hada waxa ay noqotay meesha hada ugu dhibaatada badan Aduunka, haday noqon lahayd Cunto la`aan,Abaar,iyo weliba dagaal joogto ah Sida ay sheegtay hayad ka tirsan Qaramada midoobay.
In Minnesota, Ethiopians brace for a dreaded visit 30 Sep 2009
By Douglas McGill, TC Daily Planet.
Pulling up folding chairs to round tables, sipping hot sweet tea out of styrofoam cups and arguing politics into the afternoon, the men at the Horn Afrik café here last weekend all had the name of one man on their lips. Every time that man's name was mentioned, the volume of chatter was deafening.
Xaafladii loogu Dabaaldagayay Ciida oo Manta Kadhacday London, 26 Sep 2009
Xaafladii loogu Dabaaldagayay Ciida oo MantaKadhacday London,Magalada London ee Casimada UK ayaa manta waxaa kadhacday Xaaflad loogu dabaal dagayo Ciida , Xaafladaa waxaa isku badaridkeedii Qayb kaqaatay Islam Channel iyo Hayado kalo oo badaan waxaa goobtaa ay kadhaday Xaafladaa loo yaqaanaa Trafalger Square,
Africa Oil Operations Update, including Ogaden Bansin 16 Sep 2009
VANCOUVER, BRITISH COLUMBIA -- (Marketwire) -- 09/14/09 -- Africa Oil Corporation ("Africa Oil" or the "Company") (TSX VENTURE: AOI) is pleased to provide an update on its East African oil and gas operations. The Company has assembled a highly prospective portfolio of oil and gas exploration assets in Kenya (Blocks 9, 10A and 10BB), Ethiopia (Adigala, Ogaden 2/6 and 7/8) and Somalia (Dharoor and Nogal)
Ethiopia’s Rebels Threaten Oil Companies in Ogaden Region 16 Sep 2009
Ethnic Somali rebels from the Ogaden National Liberation Front issued a fresh warning to companies exploring for oil in Ethiopia’s eastern Somali region, known as the Ogaden.
Ethiopia in Minnesota: The Local Front of a Distant War 15 Sep 2009
ROCHESTER, MN – What am I, truly? Saint or sinner? Hero or boob?
When I report the harrowing stories of the torture and persecution of Ethiopian refugees who now live safely in Minnesota, am I being “noble” and “brave,” a “freedom-loving” journalist who is “a friend to the voiceless ones"?
Thief Calling, “thief!!” - by Rezene Hagos, Addis Ababa University 15 Sep 2009
Last week, we read on the news that Meles Zenawi warned that African delegates may walk out of the upcoming UN World Summit on Climate Change to be held in Copenhagen in December unless they are assured of a huge sum, like in hundreds of billions a year, by the countries of the West.
Petronas starts drilling first well in Ogaden, Ethiopia 14 Sep 2009
September 14, 2009 -- The Malaysian oil and gas giant, Petronas, started drilling two weeks ago the first wildcat well in the Ogaden basin in the Genale block.
Rabshado ka dhacey Gobolka Ismamulka Waqooyiga Soomaaliya 12 Sep 2009
Rabshado xoogan oo sababay dhimashada 1-qof iyo dhaawaca 6-kale ayaa maanta [Sep 12] ka dhacay Magaalada Hargeysa ee xarunta Gobolka Waqooy Soomaaliya kadib markii ciidamada booliisku ay isku dayeen inay horsitaagaan kulankii Golaha wakiilada.
thiopia shakes down its Minnesota refugees 08 Sep 2009
Immigrants to Minnesota from eastern Ethiopia are being forced to spend hundreds of thousands of dollars in ransom payments to support an Ethiopian security force that tortures and kills thousands of innocent Ethiopians.
parlamankii Feertanka iyo xoog sheegashada 08 Sep 2009

Punch-up in Somaliland parliament

Somaliland politicians began punching each other in parliament after officials announced a motion to impeach the president could be debated.

Failed Bush Administration Diplomat Advising The Obama Administration on Africa? 07 Sep 2009
In reaction to Secretary Hillary Clinton´s visit to Africa, former Bush Administration Assistant Secretary of State for African affairs, Dr. Jendayie E. Frazer wrote an op-ed on Wall Street Journal -"One Way to Help Africa"- prescribing four specific actions the Obama Administration needs to take to help Africa.
At a Minnesota market, tales of a hidden Ethiopian war 05 Sep 2009
(kor riix) gabadh S. Ogaadeenya ah lana dhaho Fatima oo ay ciidamada Wayaanuhu mayd ahaan oogaga tageen, laayeena ehelkoodii oo wariye Doug ku waraystay magaaladaga minneapolis ee dalka Maraykanka
Mamulka Puntland oo Dhiibay Labo Qof oo shacag ka Somalida Ogadeniya 18 Aug 2009
mamulka Puntland ayaa Khabtay laba Qof oo shacab ah oo lagu eedeeyay in ay ONLF yihiin, Labadan Qof ayaa ah kuwii uugu dan beeyay ee mamulkaa uu dhiibo,
Cabdiwali Xuseen Gaas oo is casilay 15 Aug 2009
Gudoomiyaha Jaaliyaadka iyo Arimaha Bulshada ee Golaha Sare ee ONLF Cabdiwali X. Gaas oo iskacasilay xubinnimadii Gudiga Baadhista iyo Xaqiiqo Raadinta Dilkii Gudoomiyihii Golaha Sare ee ONLF mujaahid Dr. Maxamed Siraad Doolaal
Shir lagu qabtay magaalada mineapolis ee Maraykanka 23 Jul 2009
Shir balaadhan ayaa xubnaha iyo taageerayaasha Golaha Sare ee JWXO kuqabteen magaalada minneapolis ee wadanka Maraykanka. Shirkan waxaa ka sooqeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo masuuliyiin GS-JWXO oo uu ku jiro Gud. Hogaanka Arimaha Bulshada iyo Jaaliyaadka ONLF Cabdiwali Xuseen Gaas.
'Why I took up arms against Ethiopia' 19 Jul 2009

The ONLF says these rocks conceal mass graves
Ahmed, 35, is a member of the Ogaden National Liberation Front (ONLF), one of a number of separatist groups fighting for the independence of the Somali-speaking Ogaden region in the east of Ethiopia.
Shir balaadhan oo lagu qabanayo Minneapolis 14 Jul 2009

Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Dadweynaha Soomalida Ogaadeeniya ee ku nool Stateka Misota ee USA in la qabandoono shir laga haldlahayo Halganka iyo heerka uu marayo, iyo Gumaysiga iyo Tabihiisa Cusub IWM. Shirkan ayaa waxaa ka hadlidoona qaar kamida masuuliyiinta GS-JWXO oo uu ku jiro Gudoomiyaha Arimaha Bulshada iyo Jaaliyaadka Golaha Sare ee ONLF Halgame Cabdiwali Xuseen Gaas.

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 Next >>

 

 

 

 

   Ogaysiisyada


Halkan ka akhriso waxqabadkii halgame Cumar Sayid Maxbuub Sayid Sadiiq ee halganka somalida Ogadenya oo ka bilowda 1959 ilaa maanta

-------------------------- Poem in living Memory of Dr Dolaal, By Kambata Xoola, Sidama National
-------------------------- Waraysi Gudoomiye ku xigeenka labaad ee GS-JWXO Mr Fuad C/qadir Farax Xidhkayoome
-------------------------- Ogadeysiis Shir Lagu Qabanayo Magaaladda London, ee UK.
-------------------------- Ramadaanka Faaiidadiisa iyo Fadligiisa by Siciid Xaaji
-------------------------- Tacsi iyo Taariikhdii Marxuum Ugaas C/llaahi Ugaas Yaasiin
-------------------------- Bayaan ka soo baxay Beesha Harti-Daarood ee Waamo ee UK .
-------------------------- Soyaalka taariikheed ee magaalada Kismaanyo iyo soo dhaweyntii Midowga maxaakiimta Islaamiga ah by Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi
-------------------------- Tacsi iyo Taariikhnololeedkii halgame Marxuum Cali Yaasiin Cabdi Cumar
-------------------------- Banaanbax lagaga soo horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo ka dhacay Xafiiska Raiisul wasaaraha dalka Ingiriiska
-------------------------- Taariikh Nolaleedkii Allaha u naxariistee Marxuum Axmed Sareec Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi
-------------------------- Tacsi! Allaha u naxariistee marxuum Sareec Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi
-------------------------- Hambalyo mudane Jamaal Cabdi Faarax iyo marwo Farxiya Cabdi
--------------------------
Halkan ka daawo sawiradii Banaanbaxa ka dhacay London ee lagu diidanaa Faragalinta Itoobiya ay Soomaaliya ku hayso

-------------------------- Halkan ka daawo sawiradii Banaanbaxa ka dhacay London
-------------------------- Hanbalyo! Cabdullaahi Cali Muxumed iyo Marwo Xabiibo Ismaaciil Maxamed
-------------------------- Warkii, Bayaankii iyo Sawiradii Shirka Fashilinta Tabaha Cusub ee Gumaysiga Itoobiya
-------------------------- Ajandaha Shirka Fahilinta Tabaha Cusub ee Gumaysiga Itoobiya/span>
-------------------------- Hambalyo Mudane Xasan Muxumed Weerar iyo Marwo Fadli Cismaan Faraax Mahad
-------------------------- Hambalyo Mudane Cabdirabi ugaas muxumed Ugaas Xaashi iyo Marwo Shukri Yuusuf Gaani
--------------------------

<< Previous 1 2 Next >>